Bulsha:- Wariye C/Fitaax Kalgacal ayaa ah Wariye aad u fir fircoon oo u shaqeeya Idaacad Goobjoog ee Magalada Muqdisho.
Cabdifitaax ayaa waxa uu warbaahinta aduunka kaga yaabsaday in uu Joornaaliiste ka yahay Wadan lagu tilmaamo inuu yahay kan ugu qatarta badan aduunka ee uu Joornaaliiste ka shaqeeyo.
Wariyaha ayaa sheegay in uu in kabadan 10 sano shaqadaan ka hayo Magaalada Muqdisho, wax uuna sheegay in ilaa iyo hadda uusan la kulmin waxqatar ah, waxa uuna rajaynayaa in uu noqdo nin dadka indhoolayaasha ah tusaale u noqda, tusane inay wax walba qaban karaan ee hamigooda Soo Gala.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment