Bulsha:- Asalaamu Calykum WW. Wiigii tagay ee bishan Ramadaanta oo kaliya Soomaalida Kanada degan waxa laga dilay 4 dhalinyaro ah. Lixdii bilood ee la soo dhaafayna dhaliinyarada la dilay ee Soomaalida ahi waa ilaa labaatan (20).
Dhibaatada dhaliinyarada ama iyagu wax dila ama iyaga la dilayo waa mushkilad haysata Soomaalida degan wadamada Galbeedka.
Waa mushkilad in ay jaaliyadaha Soomaaliyeed si furan uga doodaan waxa keenaya iyo sidii looga gudbi lahaa. Fidiyowgan hoose waxa aan idinkula wadaagi sida aan u aragno asbaabta keenta mushkiladan iyo sidoo kale qaar ka mida xalalka aan aragno in arinkan wax looga qaban karo. Fadlan sii fidi…..
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment