Bulsha:- Sideen Kusoo Ceshan Karaa haddii Guska iga Jilco Oo xaaska aan Qancin kari Waaye (dhanka sariirta) waxa jira dhowr siyaabood oo aad kusoo ceshan karto xubnahaaga taranka ee hawl gabka noqday islamarkaana aan ka qayb qaadan karin wax galmo ah xanuunkani waa xanuun jira oo ku badan dhalinyaradan dambe ee samankani la joogo xanuunkani waxa lagu magacaaba hawlgabka sariirta iyadoo loola jeeda hawlgabka kacsiga oo ninku uusan wax galmo ah sameyn kari xataa isagoo kacssi hayo haddaba maanta waxanu ku tusi doona dhowr arrimood oo kuu sahlaya inaad dib usoo ceshato xubnahaga taranka ee hore siigadu u dhaawacday ama sababo kale dartood aad kacsigaagi ku weyday haddaba hoos ka akhriso….
1:ka fogoow xaaskaga mudo 3 bilood ah
2:waxaa muhiim ah inaad bilowdo jimicsi sports subaxda hore iyo habeenkii marka seexadka ka hor
3:isticmaal malabka iyo xabad sowdada iyo toonka subaxdiina shaah bigays ah cab ama biyo kulul
4:bilow cunitaanka khudaarta ama muuska
5:iska yaree waxyaabaha sonkarta ku badan tahay
6:jooji cuntada badan ku badalo cunto yar oo nafaqo badan sida ukunta kaluunka caanaha,etc
7:habeenkii hurdo kugu filan seexo 8 saacadood ilaa 9 saacadood
8:jooji cabida sigaarka iyo cunida jaadkaba
9:badso ducada iyo salaada bilow quraan akhris
10:ku dadaal nadafaada jidhkaaga maalinkasta qubayso ama maydho hadday macquultahay,,,,,
intaas haddii aad sameyso waxa hubaal ah mudadaa 3 bilood ah inaad awoodaadii galmadu ay kuuso noqon doonto
waa haddii aanad mudadaasi wax galmo ah aanad sameyn intaad ku guda jirtay fulinta amaradani kor ku xusan
adiga iyo xaaskaaguna waxad ku noolaan doontan farxada aduunka insha allah isku day inaad sameyso arrimahani
shaki kuma jiro inaad dhanka galmada guul ka gaadhi doontid halkan igala soo xiriir
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment