Gabdho please is ilaaliya oo Qaata waanada gabadhaan Runta ayeey ka hadashay

Bulsha:-  Digniin culus qaas u ah gabdhaha, Jawiga oo fiican xataa is ilaalin waa in ay jirtaa, raga iska ilaaliya maaha sheekada, odayaasha nacana maaha, ee bal digniintan ila fiieri sister if you are rag please ha aqrin
Maalin maalinta ka danbeesa aduunka heer ayuu sii gaarayaa dadkana waa ay sii xumaanayaan
dad way sii fiicnaadaa oo aqli ayaa u siyaada , dadna si xun ayay u ilbaxaan

Macquu waxaa ah in aad la socoto dhalinyaro Somali ah qaar kood in ay ku dheel dheelaan sharafta gabdha, waxaas waxaa ka daran dadka qaar oo sheekadooda layaab weyn leh
Hadii aan lacag intaa la eg la isiin gabadha idiin furi mayo









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment