DAAWO Xiliga ay qofta kacsan tahay sidaan ayaa lagu gartaa -U Gaar ah Iskaabulada

Bulsha:-  Waxaa jira marxalado badan oo jir ahaaneed oo xiliga kacsiga

waxaana la kala yiraahdaa kacsi, karkaar, biyo dhac iyo qaadiro.

Marxalada 1: kacsi ama xiisayn

Marka ay qofka dumarka ah kacsato, tiiftaafyada dhiiga ee xubnaheeda taranka waa ay jilcayaan waxaana siyaadaya dhiiga aadaya gidaarada geedka ama siilka taas oo keenaysa dheecaan yar oo ka gudba darbiga geedka waana sababta keenta in bahalka qoftaada uu noqdo qoyaan-qoyaan dhidi leh.

Qaybaha banaanka ee geedkeeda oo ay ka midyihiin (afka hore ee geedka, malablaha,bushimaha kore iyo kuwa hoose) waa ay adkaadaan. qaybta sare ee geedkeeda waa uu balaartaa.

Neef tuurkeeda iyo wadna garaaceedu waa uu siyaadaa



VIDEO AHAAN HALKAN RIIX SII BARO:






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment