Gabar Aids qabtay Oo doonaysa In ay Kun qof gaarsiiso -Yaab

Bulsha:-  Sida aan kasoo xiganay wargeyska ALAAN ee carbeed, ardayad Kenyan ah da’deedanu tahay 19 jir ayaa qiratay in ay 324 nin qaadsiisay cudurka dilaaga ah ee HIV AIDS, waxa ayna

weli ku rajo weyn tahay inay buuxin doonto tirada Kunnaad ( 1,000 ) sida ay hadalka u dhigtay. Gabadhaan oo dhalashadeeda iyo magaceedaba la qariyay ayaa boggeda Facebook soo

dhigtay sida ay ku timid sheekadan argagxa leh iyo weliba sababta kaliftay in ay haligto rag badan, waxa ayna tiri” 22-kii Sebtember 2013 waa maalin aanan hilmaami doonin

nolosheyda, maxaa yeelay waxaa AIDS i qaadsiiyay wiil da’yar oo aan calaaqo jinsi na dhex martay, markii aan ka war helay in aan AID qabo, waxaan go’aansadya inaan is dilo,


waxana cabay sun badan, balse ma aysan ii suura gelin inaan dhinto, xoogaa kadibna fikirkeyga ayaan bedelay, waxaana go’aan ku gaaray inaan ka aar guto Ragga guud ahaan, isla

markaana aan cudurkaan qaadsiiyo Rag badan, hada waxaan marayaa 324 nin oo aan galmo la sameeyay, waxaana ku rajo weynahay inaan kun gaarsiiyo ka hor inta aanan u dhiman cudurka bulsha.com







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment