Filim Balaayo socota ah Oo ay soomaali Jilayso daawo

Bulsha:- Warbaahinta Tvsoomaali Waxa ay idiin soo gudbinaysaa cusub oo la yiraahdo Gurigii Geerida “Death Home”, kaasoo ay soo saareen dhalinyaro Soomaaliyeed, isla markaana leh qiso isugu jirta jaceyl iyo hami adduun.

Filimkan oo goos gooskiisa soo baxay waxaa isagoo dhameystiran la daawan doonaa maalmaha Ciida ee bacda Ramadaan, haddii Alle yiraahdo, waxadna idiin soo gudbin doona Wakaalada Warqaad.com Insha- Allah.


HALKAN  RIIX SI AAD U DAAWATO VIDEO-GA







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment