Bulsha:- Ninka ka soo bixi kara mas’uulidda guriga waa ninka noloshiisa guriga noqonaysa mida wanaag leh, haweenku waxay ka helaan ninka sifooyinkaan leh:
-Waa nin Alla ka baqaya
-Waa nin jacaylka yaqaana
-Waa nin balwad aan lahayn
-Waan nin aan been sheegin
-Waa nin xaaskiisa qiimeeya
-Waa nin dadka aan yasin
-Waa nin sharaftiisa dhowra.
Ninyahoow sifooyinkaan ma leedahay? HAA ama MAYA. Jawaabta hoos kusoo qor.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment