Bulsha:- Daraasad la sameeyay dhawaan ayaa sheegtay in goobta ugu muhiimsan ugu dareenka dhow haweenka ay tahay Ibta hore ee Naaska waxaana arintaasi qiyaas loogu sameeyay ku dhawaad.
1-milyan oo haween ah sida lagu sheegay warbixin dhawaan ay soo saareen baarayaal u dhashay mareekanka oo baarista ka sameeyay jaamacada Boston ee dalkasi.
Ibta naaska ayaa la sheegayaa in ay tahay sixirka ugu weyn ee kiciya dareenka qofka haweenka ah sida warbixinta lagu sheegay waxaana la rumeysanyahay in arinta ay sidaa tahay baaritaanka ka dib xaqiiqdana waa sidaa oo waxaad ogaan kartaa dareenka bilowgiisa in uu yahay afka hore ee Naaska waana daraasad la sameeyay.

Daraasadaan ayaa noqoneyso tii 4-aad oo ay jaamacada ku ogaatay dareenka haweenka iyo raga ee dhanka Ibta gaar ahaana waxaa daraasada la sheegayaa in haweenka haatan ay u gaar tahay.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment