DAAWO Wuxuu iga dalbaday inaan is qaawiyo ragaoo dhan ma sidanbaa

Bulsha:- Wuxuu iga dalbaday inaan is qaawiyo ragaoo dhan ma sidanbaa GABAR AYAA ku calaan caloosa saaxiib keed ay facebook iska barteen oo ka codsaday ineey isku qaawiso kamirada gabadhaan waxey leedahay ragoo dhan ma saanaa oo gabdhaha ma waxey u bartaan kaliya ineey arkaan jirkeeda qawan kuna raaxeystaan oo xaaraan maba ka dhowr sanaayaan miyaa ayey leedahay gabadhaan
hadaba muuqaalkaan daabo adaaba isku
xishoonaayo hadaa ciyaalka xafada doob ka
tahay ee waxyaabahaasna ku dhaqmo
gabdhaha dhaho abaayo kamirada iishid
isqaawi waan ku arkaa ama abaayo iisoo sawir nooh naasahaada oo
qaawan rag badan ayaa meeshaan lagu fashilay walee

HALKAAAN KA DAAWO MUQAALKA LIVE






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment