Bulsha:- La yaabka aduunka ee subax kasta aan soo tabino maalinba dunida gees ka mid ah ayuu ka soo sheegaa dhacdooyin qaarkood bini’aadamku ay sida xayawaankii u dhaqmayaan.
ma diin la’aan & caqiido la’aanbaa , ma dhaqan xumo & fasahaad baa ?, tu ay tahayba dhacdo aan sheeko & shaahid midna dunida loo soo warin ayaan laga soo tabinaynaa magaalada jowhar taa oo la xidhiidha Nin isku guursaday hooyo iyo Gabadheeda kadibna labadooda Caruur kawada dhalay waxaana lasheegay in ay maxkamada jowhar ku xukuntay xukun aan islaamka lug ku laheen.
HALKAAN HOOSE KA DAAWO
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment