Bulsha:- Waxaa Dhawaan Mid kamid ah Hotelada Magaalada Muqdisho ka dhacday Dhacdo layaab iyo amakaag leh oo keentay in la is furo la iskuna xumaado lama arag iyo lama maqalna ee ka dhacdo.
Dhacdadan oo xaqiijiyeen Dad goob joogayaal ahaa xog badana ka hayay arintaan ayaa waxa ee inoo sheegeen in ee ku dhacday nin kamid ah Dadka Degan Degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir.
Ninkan ayaana la sheegay in dhawaan uu Guursaday Haweeney qurux badan iyadoona guurka Haweeneydaasi uga baxday lacago fara badan isagoona guurka kadibna u furay Dukaan weyn si ay uga shaqeesato sidoo kalana u balan qaaday in uu Dibada u dhoofin doono sida ugu dhaw.
lamaanahaas ayaana noloshooda ku bilowday farxad iyo bash bash iyagoona in mudo ah farxadaasi kujiray hasa haatee farxadii mar qura isku badashay lama arag iyo lama maqal ,Talow Maxaa dhacay?.
Waxaa dhacday in Nin Masuul ah oo Degan mid kamid ah Hoteelada Muqdisho uu horey saaxiib u alahaa Haweeneydaan la guursaday uguna tagi jirya Hotelka markii uuu yeerto una wacdo xaalkoodana uu sidaa ahaa in mudo ah.
Masuulkan ma oga lamana socda in Gabdhan la guursaday iyaduna uma eesan sheegin la qabo kaaga daran Masuulka Gabadhan laqabo la socda iyo Ninka qabo Gabdhan Saaxiibtiis ah waa labo Nin oo Saaxiibo isku dhaw ah.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment