Bulsha:- Sixiroole u dhashay dalka Hindiya ayaa barxada caanka ah ee loo soo dalxiis tago ee leidseplein oo ku taal magaalada amsterdam kusoo bandhigay Sixir ama Magic dadkii daawanayay la yaabeen.
Ninkan ayaa hawada u kacaya isagoo meel sare fadhiisanaya kaliya isaga oo cuskan hal ul, waxayna noqotay arin su’aallooyin badan dadkii daawaday iska weydiiyeen.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment