Bulsha:- Hees cusub ayuu fanaanka codka halaasiga iska leh Saadaq seyga soo saaray. Heestan ayuu ku amaanaya gabar la dhaho Sahra tasoo heesta loogu magac daray.
Muuqaalka heesta ayaa ku kooban asaga iyo gabar qurxan oo la jileysa muuqaalka heestan caashaqa ku jiro oo labadoodaba laga dareemo.
Si kastoo ahaataba heestan ayaa lagu dhaleeceyay bogoga bulshada ku kulanto ayagoo ku sheegay inuu gabadha hoosta kaga jiro taasoo aan looga baran dhaqanka heesaha Somalida.
Mid ayaa sidan comment ugu reebay – sadaq saqajaan ayan u bixiyey anigu meesha cod kuma hayo xabadaas bu nafta ka jaray su u camcaminayey.
hoose ka daawo
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment