DAAWO FADEEXO CULUS :-Xidiga Ronaldo oo La Qabtay Isagoo Wadada Ku Kaadinayo

Bulsha:- Xidiga Kooxda Real Madrid, Cristiano Ronaldo ayaa waxa uu bilaabay in uu waqtigiisa ku dhameeyo caweeyo iyo in u aado Goobaha lagu raaxeesto ka dib markii ay kala tageen saaxibadiisa uu aadka u jeclaa Irina Shayk.

Balse Jariirada Daily Mail ayaa soo bandhigay sawiro Muujinayo Xidigaan 30 jir ah ee u dhashay dalka Portugal oo wadada dhinaceeda ku kaadinaya.

Ronaldo, oo ay la socdeen labo nin oo saaxiibadiis ah ayaa la sheegay in markii hore waardiye ka dhigtay balse boliiska ayaa ku yimid taasoo keentay hadal ka timid inay goobta isaga tagaan.

HALKAAN KA DAAWO









_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment