Bulsha:- Rag badan ayaa waxay ka sheegtaan marka ay xaaskooda u tagaan waxaa soo daadanaya biyaha ay ku shubeen, taas oo ay u maleeyaan in xaaska ayna uur qaadi karin maadaama biyhahii ninka ku shubay oo banaanka soo baxeen, Taas marka aan ka hadalno waxaan leenahay biyaha aad ku shubayso xaaskaaga dhamaantooda lagama abuuro ubadka ee waxaa laga abuuraa wax yar oo dhibic ah gelitaanka ayaa ku filan haddii mar ay meesha galaan waxay keeni karaan uur Alle idinkiisa ayaa ka horreeya. Sidoo kale biyaha waxay ka kooban yihiin vitamiino iyo burotiino badan b12.b2.a iyo botasyum marka naagta loogu shubo aad bay uga faa’idaysanaysaa biyaha ninkeeda, sidoo kale biyaha waxaa la socda qofka waxa jirkiisa ku sugan oo ah cudurada layska qaadi karo, haddii qofka uu qabo cudur galmada laysaga qaadi karo ruuxa kale meesha ayuu kaga qaadi karaa.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment