Bulsha:- Atariishadda caanka ah ee Katrina Kaif ayaa beenisay, wax kama jiraanna ku tilmaantay warki sheegayay iney kala hareen saaxibkeed Ranbir Kapoor, hadalkaan ayey tiri Katrina xilli ey marti ku eheed barnaamij Tv ah.
Sida lagu qoray DNA India, Katrina oo 32-sano jira, ayaa qeexday arintaan eyadoo tiri “kala harid?, yaa sheegay inaan ka tagay Ranir Kapoor?
Waxaa xusid mudan in Katrina mashquul ku tahay xiligaan xayisiinta filimkeeda cusub ee Fitoor , kaas oo lasii deynayo 12-ka bishaan.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment