Bulsha:-Waxaa aynu dhihi karnaa safarkii Goa ay ku aadeen toddobaadkii hore Shah Rukh Khan iyo xaaskiisa Gauri Khan iney aheyd mid u wanaagsaneyd wiilka cauurtooda ugu yar ee AbRam maadaama uu helay jaceelka waalidkiisa.
Gauri Khan ayaa la arkayay jaceelka canugeeda yar ay u heyso waxaana ay kula gashay Gobolka Goa sawiro iyada iyo canugeeda sida sawirka sare kagaa muuqda oo uu faraha ka heysto.
Sidoo kale Shah Rukh Khan oo inta badan howlaha filamada ku mashquulsan ayaa Goa marka la tagay wiilkiisa la ciyaarayay oo waqti fiican la qaadanayay.
Sachiin Joshi ayaa toddobaadkii hore Aktarka iyo xaaskiisa casuumaad ugu sameeyay gobol xeebeedka Goa.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment