Bulsha:- Biyaha Ninka Kuwa Ugu Daran Sidey U Yaalaan maxaase Badiya Manida Biyaha ninka ama Xawadu (Manidu) waa walax duuf ah oo uu ninku ku tuuro ilmagaleenka xaaskiisa kolka uu gaaro heer biyabbax.
Xawadu kolka ay soo baxayso waxay leedahay midab jaalle xigeen ah oo u eg casaanka ukunta, ha yeeshee waxay dareere dhegdheg ah isu beddeshaa kolka ay hawadu ku dhacdo. Waxa kale oo ay leedahay ur gaar ah oo uu sababo dheecaanka borostaatku.
Xawadu waxay si joogta ah ugu samaysantaa labada xiniinyood laga billaabo xilliga qaangaarnimada (1315 jir), waxanay ka samaysan tahay madax ay ku jiraan Hiddosideyaal (Genes), iyo dib u fududeeya inay dhaqdhaqaaqdo. Xawadu waxay ku noolaan kartaa gudaha habdhiska taranka naagta muddo afar maalmood ah.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment