Bulsha:- Haweeney 58 sano jir ah oo u dhalatay dalka South Africa, ayaa shaaca ka qaaday inay har iyo habeen dareemayso cabsi aan dhamaad lahayd oo gilgishay nolosheeda.
Haweeneydaan, ayaa xustay in Bishii December ee sanadkii tagay ay 3 nin soo jabsadeen Gurigeeda Dhoobada ka samaysan kadibna uu mid ka mid ah ragaasi kufsaday.
Waxa ay tilmaantay duqdaani inay Habeenkii jiifsato Guryaha dariska maalintiina ay ku soo laabato Gurigaasi.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment