Katrina Kaif: Waligeey uma dabaal degin Valentine Day

Bulsha:- Aktarada caanka ah ee Katrina Kaif, ayaa sheegtay ineeysan nolosheeda marna u dabaal degin maalinta Valentine Day ama maalinta Jaceelka Aduunka, balse markaan ay sabab jirto darteed ugu dabaal degi doonto.

Rumeyso ama ha rumeysan Katrina Kaif waligeed uma aysan dabaal degin maalinta Valentine Day, waxayna ahayd mid iska wadata shaqooyinkeeda caadiga ah, mana jirin xaflad ama waqti ay maalintaas la qaadatay dhamaan ragii ay xiriirka lasoo sameysay.

Iyadoo ay 2 maalin oo qura naga xigto maalinta Valentine Day-ga, ayaa mar IndianExpress ay weydiisay Katrina waxa ugu tala gashay maalinkaan, ayaa waxay ku jawaabtay, “waligeey uma dabaal degin ama ma xusin Valentine Day, caadiyan howsheyda ayaan iska wadan jiray, laakiin markaan waan xusi doonaa sabab jirto awgeed”.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment