Bulsha:- Jidhka dhis: Ma doonaysa inaad
kalsooni naftaada u yeelatid?
Sida kaliyah ee kalsooni lagu yeelan karo oo
raga badankoodu ka fikiraan ayaa waxay tahay
inaad tababar samaysid oo murqo quruxbadan
yeelatid.
Haddi aad tawabaratid oo aad dhistid jidhka
waxaad dareemaysa kalsooni dheeri ah iyo in
dadka badankoodu adiga kusoo eegayaan oo
aad dareentid inaad quruxbadan tahay, isla
dareenkaas ayaa ah kan kugu hogaaminaya
inad qof hawenay ah la hadashid, waana
muhiim in dareenkaas ama kalsoonidaasi kugu
jirto inta aanad qof la hadlin.
Waa inaad ogaata inaad nin tahay oo dumarka
adiga ku doonayaan.
Sideedaba dumarku ma jecla qofka caajiska ah
ama dadka daciifka ah, marka waxan ku odhan
laha ka kac meesha oo tawabar samee oo
jidhkaaga dhis.
Noqo nin raganimo leh (Alpha male): Sideedaba
waxaynu ognahay in habluhu ka helaan raga ay
raganimadu ku jirto kana muuqato. Weyna ku
beeran tahay dumarka taasi, sida inaga oo rag
hor marayso melaha aynu ka eegno ay noqdaan
naasaha, futada ama dhinacyada
(bistooladaha).
Dabeecadaas iskama badali karno, amar
ilaahay, dumarkuna iyaguna iskama badali
karaan dabeecadaas oo indhaha kama jeedin
karaan markay arkayan wiil murqo dhisan leh.
fecbookya
Bilow: Bilow macnahedu waxa weye inaad
markasta adigu horaysid. Adigu markasta
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment