Bulsha:- Heessi aad ah loo wada sugayay ee loogu magac daray “Kaalay Kaalay” ayaa dhawaan soo baxday,
isla markaana dad badan aay aad u la dheceen sida quruxda badan oo loo soo bandhigay, waxaa codkiisa macaan niigu soo gudbinaaya Xasan bille Feat Farah Kaftan heestaan ayaa si casri cusub loo tumay.
Markaa eegto dhinac kasta oo heesta waxaad dareeymeeysaa in aay isugu tageen qubaro aad ugu dheer heesaha casrigaan iyo casrigii horaba isna qabadsiiyay casrigaan maanta iyo casrigii hore.
Heestaan oo noqoto heesta sanadkaan 2016 ugu qiimaha badan ayaan jecleysanay in aan la wadaagno aqristayaasheen qiima iyo sharafta badan.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment