Bulsha:- Abawaanka ku Soo Caan Baxay Barnaamijka isir Raaca Afka Soomaaliga ee ka Bixin jiray Tv-kaga Somali Chanel kaasoo lagu Tifaf Jiri Jiray heesaha Soomaaliga oo ay Soo Qaadaan Fanaaniinta Soomaaliyeed.
Cabdi good ayaa Barnaamika intiisa badan waxa uu kaga Hadli jiray Fanaaniinta dumarka ah ee Soo Qaawiya Jirkooda isla Markaana u Soo bandhiga Bulshada balse Maanta isaga ayeey heysataa Muuqaal tumo aan waxba Dhaamin la Soo jilay Fanaaniin Caan ah, heeso ka daawo muuqaalka Adigaa Yaabi Doonee.
HALKAN HOOSE KA DAAWO
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom

Blogger Comment
Facebook Comment