Bulsha:- Simone Thiot iyo Paulette Olivier oo ah mataane u dhashay dalka Faransiiska ayaa u dabaal degay dhalashadooda 104-aad, waxayna labadaan mataano ay noqonayaan mataanaha ugu da’da weyn dunida ee u dagaal dega dhalashadooda inta la og yahay.
Mataanahan Simone Thiot iyo and Paulette Olivier ayaa tuulo la yiraahdo Limeray ku dhashay 11am, January 30, 1912, xiligaasi oo xaaladooda laga deyrinayay maadaama ay ahaayeen kuwo dhis ahaan u dhashay.
Simone ayaa sheegay in aysan jirin cid caawisa, wax walbana uu qabsado sidoo kalena shaqsi ahaantiisa uu mararka qaar caawiyo walaashiisa Paulette.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment