DAAWO Biyaha ninka maxay u soo noqdaan Galmada xaaska kaddib.

Bulsha:- Waxaad arkaysaa xaaskaaga
marka aad u galmooto in biyaha
aad ku shubtay isla markii soo daataan, dadka
qaarkii waxay u malaynayaan in arintaas ay dhib
ku tahay uur qaadsita, oo naagta haddii biyaha
ka soo daataan galmada marka ay dhamaato oo
bahalka laga soo bixiyo cambarkeeda, uur ayna
qaadi karin.

Taas waxba kama jiraan uurka kuma xirna
biyaha inay soo noqdaan iyo in kale, waxaa ku
filan uurka biyaha meesha inay galaan, haddii
naagta ay diyaar u tahay jir ahaan inay uur
qaaddo Allena – subxaanau wa tacaalaa– uu
idmo in ilmo caloosha galaan soo
daadashadaas waxba reebi mayso.

Naago badan ayaa jira kastuumada biya lagaga
shubay uur ku qaaday sidaas, laakin inta badan
soo daadashada waxaa keena kala
duwanaanshaha cambarka,
haween waxaa jira cambarkooda marka
bahalka la geliyo aad u waasac noqda oo si
fiican u furma, iyo kuwa waxa jira cambarkooda nab isku ah.
Tusaale naagaha garoobada ah iyo kuwa
gabdhaha ah way ku kala duwan yihiin ciriiriga
alaabta, marka biyaha soo daadashadooda
arintaas ayay u noqonaysaa ee haka walwalin.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment