Bulsha:- magaaloDaraasaad ay samaysay hay’ada Mercer Global ayaa lagu soo bandhigay magaalooyinka caalamka ugu fiican in lagu noolaado .
Daraasaadkan cusub ayaa lagu sheegaya in magaalada Vienna ee caasimada dalka Austria ay tahay caasamada ugu fiican dhanka nolosha marka la fiiriyey arimo dhawr ah oo ay kamid yihiin heerka tayadeed nolosha waxa ayna kala yihiin:-
- Vienna, Austria
- Zurich, Switzerland
- Auckland, New Zealand
- Munich, Germany
- Vancouver, Canada
- Dusseldorf, Germany
- Frankfurt, Germany
- Geneva, Switzerland
- Copenhagen, Denmark
- Sydney, Australia.
Si kastaba ha ahaatee, Arimaha daraasaadkan lagu tixgeliyay waxaa kamid ah siyaasada,dhaqanka bey’ada,waxbarashada,guryaha, ganacsiga iyo caafimaadka. Magaalada London oo ah caasimada dalka UK ayaa liiska ka gashay nambarka 40-aad.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment