Bulsha:- waxaa jira ujeedooyin badan oo ay ku kala tagaan lamaanaha iyada oo ay ka bilaabata in xiriirka labada qof uu soo kala dhex galo qof sedaxaad.
kaas oo sababa isaamin la'aan dhacda, si kastaba xiriirka oo luma ma sababta dhibaato yar oo imaada.
laakiin dhibaatada ayar ee timaado ayaaba ah mid waqti dheer qaadado.
Ragga waxey leeyahiin dhowr qaab oo ay ku jaraan xiriirka lamaanahooda. waxaa jira 10 ujeedo oo ay ragga markasta sheeegtaan. ku waan soo socda waa 10ka asbaabood sida laga soo xigtay.
yourtango.com. waxaa kamid ah sebabahaas in isfahamka lamaanaha uu aad u yar yahay.
waxaa la xaqiijiyay in haweenka aaysan dooneynin inay dhageeystaa lamaanahooda ama ragga. waxey marwaliba aay doonaan ama ay ku faraxsan yahiin iney u sheekeyaan ragga ayaga oo aan dhageysan ragga markii ay doonayaan iney ayagana u sheekeeyaan dumarka.
marka hadii aan ragga la dhageysan oo dumarka ay isaga faraxsan yahiin in ayaga lee ay sheekeeyaan marka raggu waxa dareen ah masiiyeen iney hadalka dumarka dhageystaan.
Ragga marba wax dhib ah uma arkaan lamaanahooda oo asaxaab la ah dadka kale. laakiin xalka ay ragga ma jeclo ayaa ah inaad marwaliba dhageysata ada aad qaadada araktida haweenka aan lamaanaha laheen kuwaas oo ka sheekeynaya xeriirka adiga iyo lamaanahaada.
sida aay sheegeen rag badan, waxey dhaheen ineysan jecleen xiriir kooda in lasoo dhax giliya arimaha qooyska taas oo ay ugu jeedin iney kajaraan xiriirka qooyska laakiin marnaba ay jecleen.
markaad ku heshiisaan inaad wada socodaan oo aad lamaana isku noqotaan
ma,ahan inaad labadiinaba aad waqtika ku dhameysataan wada jir, qof waliba waxaa uu leeyhay wax uu ku mashquula ama shaqo.
Halkaan ka aqriso qoraalo kusaafsan Arimaha Bulshada. Bulsha.com
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment