Raaxada ma ahan kaliya dhirirka guska ee…

Bulsha:- Raaxa sariireed degdegta oo socota waqti gaaban isla markaana dhamaata wax nah ah ay leedahay ma leh labada qof ee raaxadaas wada qaadanayana ma helayaan qanac dhamays tiran haddaba hadaad si fiican u akhrisid qodoban isla markaana aad si wanaagsan u fulisid waxaa hubaala ah in aad gaaraysid raaxo dhamaystiran isla markaana ay noloshiina ka
lamaane ahaan ay wax weyn iska badalayaan gurigana ay ku soo kordhayaan farxad iyo nashaad dheeraad ah. Siyaalaha la iskugu diyaariyo sariirta oo dhamays tiran ayaan idiin soo gudbinaynaa ka bogo oo meel mari.
Hadaba sidee la iskugu diyaarshaa?
Habeenka aad rabtid in aad u raaxaysid ama aad la qaadatid waqti xusuus mudan
saaxiibtaa\kaa waa in aad:
Nasataa maalinta ka horaysa adigoo seexanaya hurdo aan lagaa dhex galin kuna
seexanaya shayga ugu raaxada badan ee aad heli kartid isla markaana
seexanaya meel shanqar iyo buuq ka dheer darajada kulaylkeeduna uu yahay
mid aad u dhexdhexaad ah.

Qaado cunto wanaagsan oo u badan mid nafaqo leh adigoo iska ilaalinaya in aad
dareentid gaajo isla markaana cab sharaab uu ku badanyahy vitamin­C isla
markaasna jirkaaga ka uumi baxa.

Galabtii markii la gaaro guda gal hagaajinta iyo nadiifinta jirkaag adiga oo ka bilaabaya ilkahaaga kuna xiginaya jirka intiisa kale ku qabayso biyo aab kulalayn sidoo kale isticmaal waxyaalaha jirka lagu nadiifiyo sida saabuun shaamboo iwm ha ilaawin in aad cuntid waxyaalo cunto fudud ah oo u badan
qudaar iyo hal koob oo qaxweah Maqribka marka la gaaro qaado casho wanaagsan ­hadaad ninka tahay guriga agagaarkiisa iska layrso, ­hadaad gabadha tahay markaas waxaa kuu yaala shaqo aad u fara badan qabays gaaban qaado ka dibna sariirtaad ama qolkaaga iska sii tag adiga oo udug aad us sareeya isticmaalaya isla markaana ku mashquulaya kala bixinta jirkaaga iyo timahaaga Cishaha marka la gaaro u diyaar garooba labadiinuba raaxada ayadoo ay mid waliba kan kale ku caawinyo in jawigu uu noqdo mid laga damacsanyahay in laga gaaro raaxo dhamays tiran,Ciyaarta markaad bilowdid ha ku dagdagin in aad isla markiiba labada geed afka isku galisaan ee ka hor mariya baashaal iyo sheeko wadnaha taabanaysa mudo qiyaas ahaan 60 daqiiqo ah.

Hadaad fulisid qodobadaan waxaan kuu hubnaa in ay halkas ka abuurmayso
raaxo nudo socota iyo farxad waarta, waxaana arkaysaa in kala fogaanshaha adi
iyo xaaskaaga ay meesha ka baxayaan waxaana hubaala ah in aad si daynaysaan wax danbe oo masayr ah.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment