Ninkeyga Raga Kale waxaa uu Dheeryahay 2 Waxyalood Ma Dhici Karto in Raga Kale ay Soo Garaan Waligood.

Bulsha:- Ayaan waa gabar soomaliyeed oo ku nool magaalada Hargeysay ee gobolka waqooyi galbeed waxaa ay ka hadashay arimo badan kuwaas oo ay ku aragtay ninka qaba kaas oo lagu magacaabo Maxamad waxaa ay hoosta ka xariiqtay ilaa labo arimood kuwaas oo ay sheegtay in aysan raga kale aysan marnaba aysan sameyn karin inta ay noolyihiin.

Dad badan ayaa laga yabaa in ay weydiyaan wax uu dheeryahay raga kale ninka qaba Ayaan oo ku nool magalada Haregysan waxaa sidoo kale dhici karta hadii aan waxaas idin sheego in aad la yaabi dontaan lakiin isku daya in aad amintaan waayo raga qaar ayaa arintaan sameya mar marka qaar lkn umma badna.

1: Ninkeyga markii habeenkii la gaaro waxaa uu jecelyahay in uu aniga kareem ii marsho uuna ii riix riixo sidoo kale waxaa uu jecelyahay in uusan jiifan ilaa aan ka jiifto.

2: Xiliga Bashaalka waxaa uu jecelyahay markii uu igu biyo baxo in uusan guska hora igala bixin uu igu dul jiifto waayo taas raga dhan maxba kama oga in ay u roontaya dumarka waayo waxaa dhici krta hdii aad diga biyo baxday in xaaskada aysan wali dhameysayn bashaalka marka saas waaye.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment