Muuqaal: Xaflad Aroos oo Nooceedu ku cusub yahay Soomalida oo ka dhacday Boosaso, yaa lagu casuumay oo yimid

Bulsha:-  Waxaa magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ka dhacay Aroos Noociisa aanay Soomaalidu dhigan, Iyadoona Goobtii Xaflada Lagu Casuumay Caruurta Agoomaha iyo Kuwa Derbi Jiifta  ee ku dhaqan magaalada Boosaaso.


Qaar badan oo kamid Xafladaha Aroosyada ee ay dhigtaan Lamaanaha Soomaalidu ayaa waxaa ka dhacda waxyaabo aan ku haboobayn dhaqanka iyadoona sidoo kale xafladaha qaarkood ay uu uga baxo Kharas usoo Jiida Danbi.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment