MUUQAAL: Milatariga dalka Turkiga oo soo saaray diyaarad Dagaal oo casri ah

Bulsha:- Mid ka mid ah Warshadaha gaashaandhiga dalka Turkiga gaar ahaan qeeybta ciidamada cirka ayaa waxay soo saartay Diyaarado dagaal oo casri ah kuwaas oo nuucooda aan horay loo arag .


Diyaaradahaan Helicopterada u badan waxaa ku rakiban gantaalo iyo sawaariq casri ah waxeeyna fuliyaan weerarada qorsheeysan ama kuma deg dega ah . Helikoptaradaan ayaa waxaa loogu magac daray (T129 Atak ama Ban Attack) .

Dowlada Turkiga ayaa ku jirta liiska ugu horeeya ee wadamada soo saara hubka casriga ah waxeeyna Turkiga inta badan la tartamaan dalalka awooda ku leh dhanka Milatariga sida Mareeykanka , Ruushka , Faransiiska , Ingiriiska , Talyaaniga , Jarmalka iyo Japan .







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment