Muuqaal cajiiba Kulankii Xuska Af-ka Soomaaliga Laascaanood Abwaano runta kahadlay

Bulsha:- Magaalada laascaanood ayaa dhawaan laguqabtay Xuska 43″aad ee Af-ka Soomaaliga waxaana kulankaas Soo qaban qaabiyay ururka dhalinyarada ee Gobolka Sool,


Kulankan,oo ahaa mid taariikhiya amaana loo soo jeediyay dhalinyaradii qabatay ayaa waxa siwayn looga hadlay dhibka ay leeyihiin adeegsiga Afafka,kaladuwanaan

waxaana laga hadlay dhibka haysta skuulada Laascaanood kajira Abwaanada ayaa sheegay in madashan aysan jooginba dadka Jaamacadaha iyo Iskuulada haysta


DAAWO KULAN CAJIIBA LASCANOD






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment