Bulsha:- Hilibka shiilan iyo qudaarta iyo ukunta waxay ka mid yihiin cuntada cayilka keento sidoo kale awood galmo ayay u keentaa ragga iyo dumarka, ruuxa rabo inuu noloshiisa galmo ku raaxaysto waxaa laga rabaa inuu ku dadaalo cuntada nafaqada sida kuwa aannu soo sheegnay oo kale raaxo badan ayuu ka helayaa qofka marka uu awood u leeyahay galmada, dumarkana way ku qancaan raaxada noocaas ah, sidoo kale midda caafimaad ayay jirka u leedahay
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment