Bulsha:- Haween badan oo soomaali ah waxay ka sheegtaan inaysan dareemin wax kacsi ah marka ninkooda ay la raxaysanayaan, taas waxay keenaysaa in sida la rabay laysu fahmi waayo, haddaba haddii ninka uu waayo naag sheekada la waddo naag kale ayuu guursanayaa, waxaad arkaysaa rag badan soomaaliyeed oo xaas labaad raadinaya, isagoo leh xaas iyo caruur, qof rabo ma jiro inuu mashaakil badsado ama xaaskiisa hore furo, laakin duruufta ayaa waxay keentaa ninka inuu ka tago xaaskiisa, immisa nin xaaskooda ka tagtay sababtana ay tahay galmada oo luuq gasha, ninkaaga waxaad ku ilaalin kartaa inaad u raaxayso oo aad soo jiidato, waxaan kuu sheegayaa seddex cunto oo aad ku kordhin kartid kuwaa waa wax aad u fudud oo aan u helikarno si durdur ah.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment