Bulsha:- Naag u dhalaty dalka England waxay go'aansatay inay guursato eygeeda lagu magacaabo Shiba, naagtaas oo lagu macaabo amanda horay waxay u guursatay nin 20 sano ka hor laakin isla markii ayay is fureen, markaas ayay go'aan ku gaartay inay tijaabiso xaywaan, waxyaale badan ayaad ka ogaan kartaa sheekadan oo kale ah, inta badan naagaha gaalada galmada ayay rabaan markaas ayay ka raadiyaan xaywaanaadka.

_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment