Bulsha:- Aruurin ay sameeysay nalamaadso.com oo ku aadan joogteynta isticmaalka Laptop-ka ee Internet-ka ama taleefanada laga soo galo qadka ee sariirta lala tago in kaliya aysan yareyn saameynna ku yeelan hurdada ee sidoo kale saameyn weyn ay ku leedahay fir-foroonida kulanka sariirta ee labada lamaane . DFA
Rayi aruurintaan oo muddo laba bil ah ay Bulsha.com ku sameeysay 1000-qoys ayaa inoo muuqatay in 15% dadkii ka qeyb galay waxa ay sheegeen in isticmaalkooda Internet-ka ka hor inta sariirta aadin uu si toos ah u saameyay oo uu hoos u dhacay fir fircoonidii galmada .
Sidoo kale 50% kale ayaa qiray in illaa iyo saqda dhexe ay ku mashquulsan yihiin istimaalka qadka ayna sariirta tagayaan iyaga maskixiyan iyo jir ahaan u daalan halka waqtiyadii hore ee aysan joogatada u noqon qadka ay jiifan jireen ugu dambeyn 10-ka habeenimo
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment