Bulsha:- Waxaa jira waxyaabo badan oo raggu aysan u sheegin xaaskooda balse ay si ba’an u doonayaan. Dumarka ilaahay awood uma siin in ay akhriyaan waxa ku jira madaxa ragga. Ragga iyo dumarka Soomaalida ayaa qaasatan ku liita wadahalka.
Inta badan lamaanayaasha Soomaalida ma dhex marto sheego macaan ama in ay ka wada hadlaan arimaha reerkooda ee waxay isugu yimaadan in ay wax wada cunaan iyo galmo. Hadaba mowduucaan waxaan ku soo bandhigayaa 7 arimood oo raggu doonayaan balse aysan dumarka u sheegin.
HALKAAN KADAAWO_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment