Dumarka oo Gadaal laga maro waxey dareemaan kacsi Xad dhaaf ah..

Bulsha:- Ninkii Caanka ahaa ee Shakespeare ayaa yidhi wakhti hore marka ay gabadhu Oydo ninka dagaalkiisa ayaa Qabooba, Alexander Dumas ayaa isaguna yidhi Yaanay ku sirin Oohinta gabadhu maxaa yeelay indhahooda ayay ku Tababareen Oohinta.

Hadaba Daraasad Cusub oo lasoo saaray ayaa lagu Sheegay in dumarku aanay u Ooyin daciifnimo ku jirta laakiin ay dumarku yihiin Qaar adag Oohintuna ay tahay hub ay u adeegsadaan Raga si,ay u helaan waxa Daraasadan ayaa lagu sheegay in Ragu marka uu buuq ka dhex dhaco Xaaskiisa hadii ay gabadhaasu
Ooydo uu ninkaasi dego. Daraasada ayaa sheegtay in Raga Qaarkii ay dareemaan niyad xumo marka uu ogaado in gabadhaa Oohinteeda uu isagu sabab u ahaa.

Daraasadan ayaa sheegtay in Gabadha xariifada ah ay tahay mid marka ay ku haboontahay Ooyda ee aanay ahayn mid mar walba iska Ooyda. Sababtoo ah daraasada ayaa sheegtay inay jiraan marxalado uu ninku doonayo inuu gabadhiisa ay kawada xaajoodaan arimo muhiim ah oo Reerka ku Saabsan kuwaas oo u baahab Caqli iyo Fikir ee aan u baahnayn Oohin, Daraasadan ayaa sheegtay in Hubka noocaas ah ee dumarku aanuu Faa,iido u keenin marka loo Eego.

Raga qaarkii oo ah qaar aan iyagu kaba helin ama aan jeclayn Oo hinta, Daraasadn ayaa lagu soo gaba-gabeeyey in wakhtiga adag uu ninku u baahan yahay gabadh adag oo ninkeeda ku kalsoon yahay kartideeda. Laakiin Oohinta badan ay ku keenayso in ninkeedu uu dareemo in aanay ka saareyn wakhtiyada adag.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment