Bulsha:- Maah maah soomaaliyeed baa ahayd nin aduunyo joogow maxaa aragti ku laaban, Waxaad horay usoo aragtay waxyaabo ka cajabiya qurbo.net ayaa halkaan kuugu haysa mid ka mid ah muuqaaladii ugu yaabka badnaa ee sanadkaan aynu ku jirno ee 2014.
Qeybo ka mid ah dalka Japan ayaa waxaa laga caabudaa xubinta taranka ee ragga, sanadkaan ayaa waxaa boqolaal dad ahi isugu soo baxeen si u maamuusaan ciida xubinta taranka ee ragga.
RIIX Halkaan ka daawo muuqaalkaan:
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment