Bulsha:- Nihal Bitla, ayaa 20-kii bishan Janaayo u dabaal degayay dhalashadiisa 15-aad, hase ahaatee marka aad daawado muuqaalka Video-gaan iyo sawirada ayaa waxaa kuu muuqanaya in Nihal da’ ahaan lagu qiyaasi karo waayeel nolosha gabay.
Wiilkaani yar oo ku nool duleedka wayooqi ee magaalada Mumbai, ayaa waxaa uu la nool yahay cudurka progeria ee ku dhaca dadka da’doodu tahay 60 sano jirka.
Nihal Bitla, culeyskiisu waa 12.5kg, taasoo muujineysa jiradiisa, waxaana fursad uu ka helay dhaqaatiir Mareykan ah oo ku nool Boston, si looga baaro cuduro ay ka mid yihiin Kansarka ku dhaca dhiiga iyo maqaarka.
Halkan ka daawo Video iyo Sawiro





_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment