Codadka Kan Qafiifka Ah Iyo kan Culus Kee Baa Dumarka Dareen Galmo Ku Abuuro

Bulsha:- Marka laga hadlayo dareenka dumarka kuma mashquulaan quruxda ninka halka ninka uu inta badan waqtigiisa galiyo gabar qarxoon, dhanka dareenka ama dareen kicinta dumarka ayaa ah mid dad badan is waydiiyeen wax yaabaha ugu badan ee dumarka dareenkooda kaciya shabakad shumis.net warbixino ay isku soo aruurisay oo ay meelo kala duwan ka keentay ayaa ah in ragga gacmahooda adeega iyo awooda iyo murqaha ka buuxo in ay yihiin kuwa ay aad u xiiseeyaan dumarka.

Daraasada ayaa sheegtay ninka gacanta qarfadka leh ay yihiin kuwa dumarka daneeyaan waayo xaxanteeda jirka dumarka ayay sare uqaadan gacamaha qarfadka leh, inta badan gacmaha qarfadka leh waxaa yeeshta ragga ku howlan shaqada adag ama gacmahooda ku qaado alaabo culus, daraasada ayaa sheegtay in gacmaha jilicsan ay yihiin kuwa aan waxbadan soo kornin.


Jir dhisida ayaa ah mid ku laran caafimaadka taas oo u keenta jirka aadmiga mid leh tayo caafimaad waxbadan cuduro ah ka hortagta.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment