Xildhibaanadii maamulka kusoo dhisay Ceel-barde oo Muqdisho yimid (Sawiro)

Bulsha:- Xildhibaanadii iyo siyaasiyiintii wax ka dhisay maamulka Bakool sare ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Muqdisho iyagoo si diiran loogu soo dhaweeyay magaalada Muqdisho.

Xildhibaanada ayaa inta aysan ka soo bixin Ceelbarde munaasabad sagootin ah loogu sameeyay xarunta maamulka Bakool sare ee Ceelbarde.

Xildhibaanada qeybta libaax leh ka qaatay dhismihii maamulka Bakool sare waxaa kamid ah Xildhibaan Maxamed Ismaaciil Shuuriye, Xildhibaan sanyare, Xildhibaan Xerow, Xildhibaan Axmed Aabi, Xildhibaan Cabdiwahaab Ugaas Khaliif iyo Xildhibaanad Xamza.







_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment