Bulsha:- Maxay Haweenka U Neceb Yihiin Wasmada Nooca Jilbo Jabsiga Loo Yaqaann…? iyo Sabata Oo la Ogaaday…yaab Marka lagu gudda jiro kulanka sariirta waxaa si dabiici ah u dhaca in xubinta haweenka ka soo baxdo shanqar hawo ah taasina haweenka qaarkood waa ay dhibsadaan oo waxa ay u haystaan dhibaato ku soo koroortay oo daawo u baahan….laakiin sheekadu sidaas ma ah wa iska dabiic shanqarta ka soo baxeysa xubintooda xiliga malabyarowga uu sameynayo garaaca waxaana shanqartaas loola jeeda in hawo si dabiici ah u gasho xubinta haweenka , waxaan ugu daran oo ay timaadaa shanqartaan xiliga galmada jilbo jabsiga la sameynayo
xiligaas oo hawo ka buuxsameyso siilka naagta
Mararka qaar waxaa laga yaaba in hawadaas ka soo burqanto xubinta haweenka marka jugta dhamaato ,waxaana arintaas hadii aad dooneyso in aad ka fogatao lagula talinaya in habka galmada wax ka badashaan oo aad tashataan labadiinu.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment