Bulsha:- Koobka kubadda cagta ee General Da’uud ayaa shalay markii u horeysay si live ah looga daawaday Magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.
Ciyaartan oo ahayd mid kamadanbeys ah (Final) ayaa waxa ay dhexmertay naadiyada ugu itaalka roon ee Horseed iyo Heegan, kooxda horseed oo ay leeyihii ama hoostaga Ciidanka Xooga Dalka Soomaaliyeed ayaa ku guulaysatay koobka ciyaaraha dalka ee Sanadkan 2015-ka.
VIDEO – 2
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment