Bulsha:- Haweenku Sida Ragga Oo Kale Riyada Ma Ku Biyo Baxaan? Waa Muhiim in aad barato si xaaskaaga Ragga iyo haweenka ayaa labaduba mararka qaar ay ku riyoodaan riyo galmeed ah in ay galmo sameeynayaan ,Ragga iyo haweenka ayaa labadaba ku biyo baxa riyadaas iyadoo markaa ka dibna toosa .
Riyo galmeedka ayaa waxaa ku sawirmaya adiga oo ku jira raaxada dhabta waadna ku biyo baxeyasa,iyadoo tani dhib ku dhameen midda rasmiga ah.
Mid ka mid aqristayaasheena ayaa su’aal ay na soo weydiisay ku sheegtay in ay dooneyso in
ay ogaato sababta haweenka riyada ugu biyo baxaan maadaama kintirka wax xan xanteeya uusan jirin halka ragga marka ay riyada ku biyo baxayaan la ogsoon yahay in gacanta ku qabsadaan guskooga haddaba hoos ka daawo gabadha oo ka hadlaysa
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment