Bulsha:- Waxaana xusid mudan inuu Alla uusan simin dadka oo dhaqan, balse waxaa jirtay in ragga qaarkiisa ay dumarkooda dili jireen sanadahii hore, hase yeeshee waxaa la tilmaami karaa inay dumarkii hore ay ahaayeen kuwa edeb iyo aqlaaq buuxda iska leh oo ay ku dheehan tahay doorsanaan.
Waxaana badalay kuw maanta taagan shaalay iyo allow maxaa igu watay inaan noqdo garoob ama carmal-nimo, in kastoo ay u sii dheertahay guur la’aan soo food saartay, kuwaasi-na waa kuwa ku dhaqan wadamada loo yaqaano reer Galbeedka, waxaana wali la layahay qeybo ka mid ah dumarka ku nool wadamada reer galbeedka oo dhowr soon.
Si kastaba ha ahaatee waxaan ku soo af jarayaa maqaalkeygaani inaan ku sheego sababah lumiyay dumarka ku nool wadamada reer Galbeedka oo ah inloo qabto oo loo yaqaan waana magacyo badan yihiin, waxaase kamida (8-da marso, Xuquuqda Dumarka, horumarka Haweenka,Waxqabadka Haweenka) iyo kuwa kale oo badan waayoo waxey u keentay arimahaas oo dhan Hoos u dhac laga Fahansiiyey Diinta islaamka Iyo Dhaqanka, iyadoo qoom kasta ee ku nool adduunka uu rabi ku maneysta heybad ama dhaqan ay ku faanta,hase yeeshee dumaroow garro garoobnimo iyo guur la’aan ma garbaa taasna ha inoo joogto.
_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Blogger Comment
Facebook Comment