Daawo Video: Xuseen Cabdi Xalane iyo Cabdi wahaab Ugaas Xuseen oo Shariif Xasan Hurdo u diiday & kulankii Xamar

Bulsha:- Waxaa magaalada muqdisho Kulan ku yeeshay Siyaasiyiin, Masuuliyiin Xilal hore usoo qabtay, Odayaal iyo Waxgarad ayaa siwayn looga soo horjeestay Xildhibaanadii dhowaan uu yeeshay maamulka Koonfur Galbeed.


Xildhibaan Cabdiwahaab Ugaas Xuseen oo horay usoo Noqday raysal wasaare ku xigeenka Soomaaliya, iyo Wasiirkii Hore ee maaliyada Xuseen Cabdi Xalane oo Madasha ka hadlay ayaa ugu horayn sheegay in dadka deeganada Yeed, Aato iyo Ceelbarde ay ka tashanayaan Ayaahadoo, waxayna sheegeen in odayaasha Baydhaba ku sugan iyo Shariif Xasan uu Go’aankoodu dadka deeganaadaas aanu anfacayn, Waxayna ku Hanjabeen inay hoos tagi doonaan dawlada Soomaaliya.






_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment