Daawo sawir qosol badan oo laga sameeyay laqdabada AMISOM iyo Al-shabaab

Bulsha:- Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa lagu cabiray xaalada ugu danbeysay ee Somalia iyo qorshooyinka lagu dhiiri galinaayo AMISOM iyo Al-shabaab.

Sawirka ayaa muujinaaya in AMISOM ay ku hanweyntahay in Saldhigyo amaba fariisimo looga sameeyo magaalada Gaalkacyo, waxa ayna taasi sii dheereeneysaa joogitaankooda Somalia.

Sawirka kaasi xiga ayaa waxaa lagu muujiyay qorshaha maleeshiyada Al-shabaab ay ku dhiirigalineyso Dagaalada ay kula jirto Ciidamada Dowlada iyo AMISOM, si uusan u joogsan dagaalka ka taagan Somalia.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment