Daawo: Mucjiso ka yaabisay dunida oo la arkay

Bulsha:- Dhacdadaani ayaa soo jiidatay indhaha Caalamka kadib markii Carruurtaani wada dhashay ay nasiib u yeesheen in xubinta ugu haboon jirkooda ay ku yeeshaan banaanka sare.

Waxa ay qeyb ka tahay mucjisooyinka alle waxaana mid walba la arkayaa garaaca wadnahooda, balse wax dhibaato ah kuma qabaan.

Dareen gaar kuma hayo muuqaalka wadnahooda ee banaanka sare ku yaalla, iskaba daaye inay dareeman xanuun ama dhibaato la xiriirta garaaca.

Mid kamid ah Carruurtaasi ayaa waxaa lagu magacaaba Audrey waana seddax jir iyo walaasheed oo lix jir ayaa waalidkood daryeel caafimaad u geeyay dalka Mareykanka si loogu sameeyo qaliin heer caalami ah, waxayna ka tageen Ruushka oo ay u dhasheen.








_______________________
Xafiiska Shabakada Bulsha
UK- Leicester united kingdom
Share on Google Plus

About Bulsha Arrimaha Bulshada

Wabsite kaan waxaa uu idiin soo gudbin dhacdooyinka maalinlaha ah ee la xariira arrimaha bulshada siyaasada cayaaraha, fanka iyo suugaanta iyo in badan oo qarsoon marka ha moogaan inaad soo booqada oo aad ka daalacado waxyaabaha muhiimka ah ee aan idinku diyaariney. Waadna Mahadsan Tihiin. Somaliya hanoolaato
    Blogger Comment
    Facebook Comment